waxaa aad ugu soo badanaya
paltlak odayaasha waaweyn
ee ay da'doodu ka bilaabanto 50
ilaa 70 jirka hadana aan ku
hadlaynin wax murti ah ama
aan u faa'iidaynaynin dhalinyarad
ay dhali karaan ama aan waaninaynin
bal waxaad eegtaan odaygan gaboobay
ee uu hadalku dhibaayo
ee cay tamaya waxaa laga yaaba inuu
caayayo wiil uu dhali karo
waa nasiib daro haysata isaga iyo wixii la mida
Abonnieren
Kommentare zum Post (Atom)
Keine Kommentare:
Kommentar veröffentlichen